ChatCrawlersearch across public Telegram Open the app
T

Tayo digital 📈

сообщение · 2026-08-25 15:29 UTC
Ç
Фотография
click to show
Faa’iidooyinka ugu muhiimsan: 🔍 Waxaad ogaan kartaa keywords-ka dadka ku raadiyaan ee website-kaaga keenaya. 📊 Waxaad arki kartaa traffic-ka Google — clicks, impressions, CTR iyo position. 🚀 Waxaad codsan kartaa indexing markaad article cusub publish-gareyso. 🐛 Waxaad ogaan kartaa khaladaadka website-ka, sida pages aan Google index-gareyn. 🗺️ Waxaad gudbin kartaa Sitemap-ka si Google si fudud u fahmo pages-ka website-kaaga. 📱 Waxaad hubin kartaa mobile usability iyo arrimaha farsamada. 🔗 Waxaad arki kartaa links-ka website-yada kale ee ku xira website-kaaga. ⚡ Waxaad hagaajin kartaa SEO-ga, adigoo ogaanaya pages-ka impressions badan leh laakiin clicks yar hela. 🛑 Waxaad heli kartaa digniino haddii Google ogaado dhibaatooyin ama spam/security issues.
32 ·

Вся лента · оригинал в Telegram

Open in Telegram Feed t.me/s Каталог площадок Искать в ChatCrawler

A snapshot of an open public feed from the search index ChatCrawler — “Google for public Telegram”; refreshed as the venue is crawled. Times are UTC.

Public content only, official Telegram API. About · FAQ · What we do not do · Remove a page · Catalog