Asxpta marka hore so dhawada marka xigto chanalkan wa chanal logu tala galay dhaman dhalinta somaliyed in garab logu siyo iyada oo sharudo lagu xeren fursad walbo wa so dhigi dona I.a kaliya isha ku hay pin saro mideeda kle shaxda aa so galin dono wa mid aa dhoor mar soo qimeyay ka dib aa so fasaxay wixi alle ka qoran ma shegin blse waxa balan ilah ah in ku faidi doon tan garab na idin ku siin dono hami iyo hiigsi iyo daacad nimo ku socon dono haduu alle rali ka noqdo midna aa idin xasuusiyo hada 1xbet fahan sanen qabka lacag loga sameyo aqoon na aa u lahen ana diyar idin la ah oo idin bari dono waqti kaliya isiiya aa mashqulka ugu so bixi karo inta fahan san we fahan san yihin inta aa fahan sanen we fahmi donan somali oo idil one love 💘 ♥