Link
click to show
click to show
Baraarujin:
Maalinka Khamiista ee soo socda ayaa la furayaa diiwaangelinta Barnaamijka Zaad Al-Mufasiriin, insha Allaah.
https://www.tiktok.com/@ishraqcenter
#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة
https://t.me/IshraqCenter
513 · 23.7K · مركز إشراق - Ishraq
Link
click to show
click to show
🔔Baraarujin:
✅ Xogta rasmiga ah ee barnaamijyada Ishraaq waxaad kala socon kartaan oo keliya baraha rasmiga ah ee xarunta:
🔵Facebook: https://www.facebook.com/share/1CLzVDY1T2/?mibextid=wwXIfr
🎨 TikTok: https://www.tiktok.com/@ishraqcenter
📷 Instagram: https://www.instagram.com/ishraaqcenter
🚀 Telegram: https://t.me/IshraqCenter
294 · 66.8K · Link
click to show
click to show
F.G: Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin waxa uu leeyahay hal bog oo keliya, waana barta Facebook:
🔵 https://www.facebook.com/Zaadulmufasiiriin
Wixii intaa ka baxsan masuul kama nihin.
#زاد_المفسرين
82 · 65.9K · Photo
click to show
click to show
#Filasho_wacan✨
Hal maalin oo kaliya ayaa inaga xigta diiwaan-gelinta Dufcaddii 3aad ee barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir, insha Allaah! ⏳
https://www.facebook.com/share/16SaGQkrdsF/?mibextid=wwXIfr
#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة
https://t.me/IshraqCenter
469 · 64.4K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
click to show
click to show
Ilaahay mahaddii, lacagtii Telegram-ka waa laga joojiyay lambarrada Soomaaliya (+252..). Hadda qof kasta si bilaash ah ayuu ugu biiri karaa.
Fadlan gaadhsiiya dadkii uu ka xidhnaa Telegram-ku!
F.g: Haddii ay lacagtu mar kale kuu soo baxdo, iska saar Telegram-ka, oo dib u soo degso, kadibna tijaabi.
https://www.facebook.com/share/1DetGJvB3N/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
190 · 72.9K · Photo
click to show
click to show
Photo
click to show
click to show
✅Wargelin:
📱La Soo daga Application-ka Turath:
https://onelink.to/cuhq7w
Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangelin doonaa App-ka Turath.
Sidoo kale, ardaydu waxay si toos ah App-kan ugala socon doonaan xogtooda waxbarasho sida: imtixaannada, natiijooyinka, iyo shahaadooyinkaba.
F.g: Telegram-ka waxa lagala soconayaa casharada, App-ka Turath-na waxa lagu keydinayaa oo la gala soconayaa xogta ardayda.
🌐https://turaath.so
#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة
https://t.me/IshraqCenter
986 · 77.3K · Link
click to show
click to show
Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah.
Imika la soo daga uun App-ka Turath.
261 · 73K · Photo
click to show
click to show
Bishaaro🎉
Waxa bilaabantay diiwaangelinta Dufacaddii 3aad ee Barnaamijka Zaad Al-Mufasariin.
La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli:
https://onelink.to/cuhq7w
Kaddib ku biir kanaalka casharrada:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawo:
https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=BpEsWUM7hjW_Z9f_
https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr
#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة
T.me/ishraqcenter
1.1K · 89.5K · Diiwaangelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah insha Allaah.
Wakhti badan baad haysataan, ee culayska ka dhima App-ka fadlan.
82 · 66.8K · Link
click to show
click to show
Qaabka is diiwaangelinta barnaamijka Zaad Al Mufasiriin:
Tiktok: https://vt.tiktok.com/ZSg8KVF9K/
Youtube: https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=FR-BZlZw7Ch2mcuh
Facebook: https://www.facebook.com/share/r/1MMpKBpCx5/?mibextid=wwXIfr
152 · 64.8K · Link
click to show
click to show
Baraarujin:
Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇
https://onelink.to/cuhq7w
96 · 65.4K · Waddamada ka dhiman App-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.
Kanaalka casharada ku sii biira:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
166 · 65.9K · Photo
click to show
click to show
#Muuqaal
Ogeysiiska Barnaamijka:
https://www.facebook.com/share/v/1KQgJ92S6W/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
210 · 68.5K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
click to show
click to show
Bishaaro!
Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm).
Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇
https://onelink.to/cuhq7w
https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/
T.me/ishraqcenter
628 · 72.9K · Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
24 · 64K · Photo
click to show
click to show
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ku qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso marka aad App-ka iska diiwangelinaysid.
49 · 64K · Photo
click to show
click to show
Tirada badan ee codsiyada ardayda ayaa keenaysa farriintan.
Iska suga inta uu culeysku ka kala dagayo, lama xidhayo hadda diiwaangelintee.
68 · 58.3K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
click to show
click to show
Qaabkan haddii uu kuu soo baxo update gare ama iska saar oo dib ula soo dag Appa-ka. Waa noocii qadiimka ahaa..
60 · 51.4K · ReplyWaddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
=
Mobilada Android-ka (Samsung, Tecno ..iwm); dhawaan ayaa waddamada ka maqan lagu soo dari doonaa, insha Allaah.
18 · 39.2K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
click to show
click to show
Bishaaro!
Waxaanu dhowaan App-ka Turath kusoo kordhinaynaa qayb u gaar ah qoysaska, Insha Allaah.
Qaybtani waxay waalidka u saamaxaysaa inuu carruurtiisa hal moobil kaga diiwaangeliyo barnaamijyada (sida barnaamijka hadda socda ee Zaad Al Mufasiriin), natiijadoodana kala socdo, sidoo kalena ay qoysku ku wada tartami karaan.
🔗 https://turaath.so
https://www.facebook.com/share/p/1GppvG7By2/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
28 · 19K ·